B
Banaadir
Gobol (Region)8 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

RG
Radio Galgaduud· 4 maalmood ka horGuddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Furay Dhismaha Cusub ee Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Shabelle Media Network· 4 maalmood ka horCiidamada dab-damiska oo damiyay dab xooggan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho – Ciidamada Dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RD
Radio Dalsan· 6 maalmood ka horGuryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka
Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,
Ka akhri Radio Dalsan ↗
RE
Radio Ergo· 11 maalmood ka horMogadishu city upgrade leaves poor and displaced workers behind
(ERGO) – Hundreds of casual labourers in Mogadishu have been put out of work by a ban imposed by Banadir Regional Administration on digging pits outside residential homes to bury household waste. The…
Ka akhri Radio Ergo ↗G
Goobjoog· 15 maalmood ka horDowladda iyo Booliska oo adkeeyay isku dheellitirka xorriyadda hadalka iyo isla xisaabtanka baraha bulshada
Muqdisho – Dood xooggan ayaa ka taagan Soomaaliya kadib tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Gobolka Banaadir iyo waaxda Dambi-baarista ee CID, kuwaas oo…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 16 maalmood ka horDuqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami ah oo laga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RD
Radio Dalsan· 19 maalmood ka horGalmudug, Banaadir Polls Postponed
Somalia’s Independent National Electoral and Boundaries Commission (INEBC) has postponed the scheduled elections for the Galmudug State Parliament and local councils, as well as the Banaadir Regional…
Ka akhri Radio Dalsan ↗RD
Radio Dalsan· 20 maalmood ka horGuddoomiye Ku-xigeen oo daah-furay tababar qorsheyn magaalo
Guddoomiye Ku-xigeenka Banaadir oo daah-furay tababar qorsheyn magaalo – ma waxay horumar ku noqon doontaa Muqdisho?
Ka akhri Radio Dalsan ↗