Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardar-geliyay diyaar-garowga Super El-Nino iyo daadadka Deyrta

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardar-geliyay diyaar-garowga Super El-Nino iyo daadadka Deyrta

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen guddiga heer gobol ee gurmadka iyo ka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Maamulka Gobolka Banaadir oo dardar-geliyay diyaar-garowga Super El-Nino iyo daadadka Deyrta
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen guddiga heer gobol ee gurmadka iyo ka…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
SoDMA oo Adkaysay Diyaar-garowga El Niño iyo Fatahaadaha
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026),…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay