Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xiisadda Hirshabeelle: Beledweyne oo diiddan hoggaanka, Jowharna caleema-saar isu diyaarinaysa

Khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle ayaa galay marxalad cusub, iyadoo magaalada Beledweyne ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo looga soo horjeedo maamulka Jowhar, halka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Xiisadda Hirshabeelle: Beledweyne oo diiddan hoggaanka, Jowharna caleema-saar isu diyaarinaysa
Khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle ayaa galay marxalad cusub, iyadoo magaalada Beledweyne ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo looga soo horjeedo maamulka Jowhar, halka…
Ka akhri Kaab TV ↗
RG
Radio Galgaduud
Duqa Muqdisho Xasan Muungaab oo gaaray magaalada Jowhar si uu uga qayb galo caleema-saarka Hoggaanka Hirshabeelle
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, halkaas oo uu kaga…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.