J
Jowhar
Degmo (District) · Middle Shabelle23 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

JN
Jowhar News· 5 saac ka horDagaal beeleed ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag
July 25 (Jowhar)- Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag iyadoo uu sababay dagaalku qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac.…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 6 saac ka horWasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo 4 sano ah
July 25 (Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 12 saac ka horXoghayaha qaramada midoobay oo booqasho ku tegey dalka Siiriya
July 25 (Jowhar)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa gaaray dalka Suuriya, taas oo ah booqashadii ugu horreysay ee rasmi ah oo uu halkaas ku tago madaxa Qaramada Midoobay muddo…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 13 saac ka horAlshabaab oo weeraray deegaano ka tirsan Waqooyi Bari Kenya
July 25 (Jowhar)-Kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa habeenkii Jimcaha lagu soo waramayaa inay weerarro isku xiran ku qaadeen laba magaalo oo ku yaal Degmada Lafey iyo…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 14 saac ka horSacuudi Carabiya iyo Xuutiyiinta oo isweydaarsaday weeraro duqeyn ah
July 25 (Jowhar)-Kooxda Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran ayaa sheegatay inay gantaallo ku weerartay Sacuudi Carabiya, ka dib markii Riyadh ay Jimcihii duqeymo ku bartilmaameedsatay goobo ay maamusho…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 1 maalin ka horToban qof oo ku dhimatay weerar Ruushku ku qaaday bandhig diyaaradeed meel ku dhow Kyiv
July 24 (Jowhar)-Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerar Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dadka dhintey ayaa waxaa ka mid ah 10 qof oo ku dhintay gantaallo ballistic ah oo lagu qaaday meel ku dhow…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 1 maalin ka horMusharrax Mudane Liibaan Axmed Xasan socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud
July 24 (Jowhar)-Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Mudug iyo…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 1 maalin ka horMareykanka aya sii wada duqeynta dalka iran habeenki 13 aad
July 24 (Jowhar)-Ciidamada Mareykanka ayaa mar kale xalay weeraray bartilmaameedyada militariga Iiraan, iyagoo sii kordhiyay olole ciqaab ah ilaa habeenkii 13aad ee isku xiga waxayna sii xoojinayaan…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 2 maalmood ka horFaransiiska oo soo sheegay in ka badan 5,700 oo dhimasho bishi Juun
July 23 (Jowhar)-Kuleylka Faransiiska ee hore u ciqaabay xagaagii ayaa sababay dhimasho ah: hay’adaha caafimaadka ayaa sheegaya in dalka uu diiwaan geliyay 5,764 dhimasho oo ka badan intii la filayay…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 2 maalmood ka horGolaha Wasiirrada oo ogoladaay xubnaha Golaha Sare ee Garsoorka
July 23 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka duulaya soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, waxay si aqlabiyad ah ku ogolaaday xubnaha…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 2 maalmood ka horXuutiyiinta oo Sheegtay Weerarro ay Qaadeen Maraakiibta Badda Cas iyadoo Mareykanku Mar kale Weeraray Iiraan
July 23 (Jowhar)- Cabsi cusub oo ku saabsan amniga qulqulka saliidda adduunka ayaa soo ifbaxday Arbacadii ka dib markii fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen inay duqeeyeen laba markab oo saliidda…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 3 maalmood ka horDoorashada Galmudug oo markale dib loo dhigey
July 22 (Jowhar)-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee Dowlad Goboleedka…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 3 maalmood ka horBaarlamaanka Turkiga oo ansixiyay kordhinta mudada joogitaanka ciidamada Turkiga ee Soomaaliya
July 22 (Jowhar)-Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin uu soo gudbiyay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo lagu kordhinayo muddo laba sano ah joogitaanka Ciidamada Qalabka Sida ee Turkiga ee…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 4 maalmood ka horWasiir Fiqi; ”Waxaan qaarijinay Hoggaamiyaha Sagaalaad ee Alshabaab”
July 21 (Jowhar)- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan lagu diley mid ka mid ah aasaasayaashii kooxda Alshabaab. Wasiir Fiqi ayaa ku tilmaamay…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 4 maalmood ka horWasiir Cali Balcad oo la kulmay Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibbada Turkiga
July 21 (Jowhar)-Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Safiir Muusa Kulaklıkaya, oo ah…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 4 maalmood ka horMaamulka Puntland oo ka hadlay dagaal ka dhacay Laag
July 21 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa ka hadlay iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay deegaanka Laag ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Puntland ay hawlgal amni ka fuliyeen halkaas ayna soo afjareen…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 4 maalmood ka horDab xoog leh oo ka kacay Suuqa Bakaaraha
July 21 (Jowhar)-Dab xoog leh ayaa saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Cabdalla Shideeye, kaas oo geystay khasaare hantiyeed. Dabka ayaa ka bilowday…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 5 maalmood ka horGoobaha Codbixinta doorashada Galmudug oo la shaaciyay
July 20 (Jowhar)-Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha, ayaa shaaciyay goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee dowlad goboleedka Galmudug. Qoraal uu soo saaray guddiga…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 5 maalmood ka horXuutiyiinta oo ku dhawaaqay inay xayiraad badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya
July 20 (Jowhar)-Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay xayiraad dhanka badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya, taasoo ah tallaabo cusub oo dagaal, isla markaana ballaarinaysa khatarta ku wajahan…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 5 maalmood ka horIskahorimaad hubeysan oo ka dhacay Boosaaso
July 20 (Jowhar)-Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF.…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 5 maalmood ka horMilatariga Maraykanka oo shaaciyay in askari Maraykan ah uu ku dhintey dalka Ciraq
July 20 (Jowhar)-Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka (Centcom) ayaa sheegay in xubin ka tirsan ciidamadooda uu dhintay kadib weerar ay Iiraan ka fulisay waqooyiga Ciraaq maalintii Sabtida, maalin…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horAUSSOM commander inspects security at Jowhar airport amid Al-Shabaab threat
MOGADISHU – The commander of Sector 5 of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Brig. Gen.
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horTaliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo kormeer amni ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar
Jowhar – Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guuto Michel Ndenzako, ayaa Jimcihii kormeer ku tagay xarumo muhiim ah oo ku…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗