Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Mareykanka oo weeraray Iiraan ka hor doorashooyinka mudada dhexe ee dalkaas

Mareykanka oo weeraray Iiraan ka hor doorashooyinka mudada dhexe ee dalkaas

Ololaha doorashooyinka mudada dhexe ee dalka Mareykanka oo maraya heer gebogebo ah

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Mareykanka oo weeraray Iiraan ka hor doorashooyinka mudada dhexe ee dalkaas
Ololaha doorashooyinka mudada dhexe ee dalka Mareykanka oo maraya heer gebogebo ah
Ka akhri BBC Somali ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maalintii saddexaad wada-tashi la yeeshay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maalintii saddexaad ee shirka Khibrad-wadaagga kulan la yeeshay wakiillo ka socday qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RJ
Radio Jowhar
Doorashada Mareykanka oo maanta bilaabatay
Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaado ah, 3-da Nofeembar 2026, u dareeray goobaha codbixinta, iyadoo dalka Mareykanka ay ka bilaabatay doorashada xilliga dhexe ee loo yaqaanno Midterm…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
A
Allbanaadir
Doorashada Xiliga dhexe oo ka bilaabatay dalka Mareykanka
Doorashada dhexe ee Mareykanka ee sannadka 2026 ayaa si rasmi ah maanta uga bilaabatay dalkaas, iyadoo goobihii ugu horreeyay ee codbixinta laga furay gobolka Vermont, halkaas oo codbixiyeyaashu ay…
Ka akhri Allbanaadir ↗
HM
Horseed Media
Wararkii ugu dambee ee natiijada doorashada dhexe ee Maraykanka.
Doorashada dhexe ee Maraykanka ee 2026 ayaa gashay marxaladda tirinta codadka, kaddib markii ay xirmeen goobihii…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
Trump oo qiray in dagaalka Iran uu saameyn ku yeeshay doorashooyinka mudada dhexe ee Mareykanka
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa qiray in qiimaha shidaalka oo sare u kacay uu door ka ciyaaray guuldarrooyinka xisbiga Jamhuuriga ka soo gaaray doorashooyinkii dhexe. Trump oo wax yar ka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
JN
Jowhar News
Trump oo qiray in dagaalka Iran iyo Trarifyadi uu saameyn ku yeeshay doorashooyinka
Nov 05 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa qiray in qiimaha shidaalka oo sare u kacay uu door ka ciyaaray guuldarrooyinka xisbiga Jamhuuriga ka soo gaaray doorashooyinkii dhexe.…
Ka akhri Jowhar News ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay