Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Degdeg: Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Beledweyne ku sugan oo hadda BBC-da la hadlay

Degdeg: Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Beledweyne ku sugan oo hadda BBC-da la hadlay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda gobolka Hiiraan gaarahaan magaalada Beledweyne oo xiisadi ka taagantahay isla markaana ay halkaasi ku suganyihiin dhinacyo is diidan

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Degdeg: Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Beledweyne ku sugan oo hadda BBC-da la hadlay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda gobolka Hiiraan gaarahaan magaalada Beledweyne oo xiisadi ka taagantahay isla markaana ay halkaasi ku suganyihiin dhinacyo is diidan
Ka akhri BBC Somali ↗
KT
Kaab TV
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ma ka qeyb geli doonaa caleema-saarka Jowhar iyadoo xiisaddu ka taagan tahay Beledweyne?
Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan magaalada Beledweyne ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan ka qeybgalka Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Cabdifataax Xasan Afrax, ee munaasabadda…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.