RG
Radio Galgaduud
16 wararBooqo bogga ↗
Kuwa ugu badan la riixay

RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Wararkii ugu dambeeyay

RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horSoDMA iyo Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo U Diyaargarowga Musiibooyinka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horMusharrax Liibaan Axmed Xasan oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Balanballe
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay Musharraxa Hoggaamiyaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay degmada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horHoggaamiyaha Ururka Towfiiq Sheekh Shaakir oo Soo Gabagabeeyay Socdaalkii uu ku Marayay Galmudug
Hoggaamiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa maanta gaaray caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, kaddib safar dhulka ah oo uu kaga soo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horRa’iisul Wasaare Xamsa oo Ka Qayb-galay Qalin-jabinta Dufcaddii Ugu Horreysay ee Master-ka Dacwadda iyo Garsoorka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qayb-galay munaasabadda qalin-jabinta Dufcaddii Koowaad ee heerka Master-ka Dacwadda iyo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 17 saac ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo Xildhibaannada Galmudug iyo Hirshabeelle Kala Hadlay Dardargelinta Doorashooyinka Tooska ah
Guddoomiyaha Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JCJ), ahna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xildhibaannada Labada Aqal ee…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 1 maalin ka horAadan Madoobe oo Furay Mashruuc Lagu Tayeynayo Adeegyada Dowladda iyo Ka-qaybgalka Bulshada
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho, oo ah mashruuc loogu talagalay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 1 maalin ka horWasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Daahfuray Barnaamij Lagu Kobcinayo Xirfadaha Diblomaasiyadda
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa si rasmi ah u daahfuray barnaamij tababar…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 2 maalmood ka horTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy Seddon, iyadoo kulanka looga hadlay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 2 maalmood ka horDhuusamareeb oo Lagu Daahfuray Shirka Qorsheynta Horumarineed ee Galmudug
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa maanta magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 2 maalmood ka horWasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabishay Safiirka Cusub ee Brazil
Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 2 maalmood ka horMusharrax Liibaan Axmed Xasan oo Soo Dhaweyn Ballaaran Loogu Sameeyay Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta martigelisay soo dhaweyn ballaaran oo loo sameeyay musharraxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, kaas oo ay garoonka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 3 maalmood ka horXuseen Sheekh Maxamuud oo Soo Gaaray Dhuusamareeb
Xoghayaha Guud ee Ururka Siyaasadeedka JSP, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Garoonka iyo waddooyinka magaalada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 3 maalmood ka horXildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje oo Laga Xayuubiyay Xildhibaannimada Golaha Wakiillada WBS
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya (WBS), Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Cabdirisaaq Jaamac Warsame (Salgan), ayaa…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 4 maalmood ka horGolaha Wasiirrada oo ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee la xiriira Falalka Argagixisada, kaas oo ay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud· 4 maalmood ka horHay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo daahfurtay tababar ku saabsan nidaamka casriga ah ee PISCES 10
Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Sheekh, ayaa daahfuray tababar soconaya muddo hal toddobaad ah oo ku saabsan adeegsiga nidaamka casriga ah ee PISCES 10,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗