Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Xoojiyay Iskaashiga La-dagaallanka Argagixisada
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay kulamadii wada-tashiga ahaa ee u dhexeeyay hay’adaha kala duwan ee Dowladda…
Soomaaliya iyo Midowga Afrika Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta La-dagaallanka Argagixisada
Xafiiska La-taliyaha Amniga Qaranka iyo Xarunta Midowga Afrika ee Cilmi-baarista iyo La-dagaallanka Argagixisada—ACSRT—ayaa Muqdisho ku soo gabagabeeyey wada-tashiyo socday laba maalmood.
Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xiisadda sii xoogaysanaysa ee Badda Cas
Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay kororka colaadaha militari ee ka socda gobolka Badda Cas, gaar ahaan weerarrada lagu beegsanayo dhulka Sacuudiga iyo hanjabaadaha ku wajahan…