Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka CIPS ee Shiinaha

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka CIPS ee Shiinaha

Shiinaha – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka CIPS ee dalka Shiinaha, Mudane Wang Hongbo,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka CIPS ee Shiinaha
Shiinaha – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka CIPS ee dalka Shiinaha, Mudane Wang Hongbo,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha nidaamka lacag-bixinta CIPS ee Shiinaha
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamal Mohamed Hassan, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha CIPS, Mudane Wang Hongbo, kaas oo looga hadlay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.