Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Baashe Yuusuf oo sharci-darro ku tilmaamay xil-ka-qaadistiisa

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa sheegay inaysan sharci ahayn warqaddii xil-ka-qaadista ee laga soo saaray Madaxtooyada Villa Soomaaliya, isaga oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Baashe Yuusuf oo sharci-darro ku tilmaamay xil-ka-qaadistiisa
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa sheegay inaysan sharci ahayn warqaddii xil-ka-qaadista ee laga soo saaray Madaxtooyada Villa Soomaaliya, isaga oo…
Ka akhri Kaab TV ↗
HM
Horseed Media
Garyaqaanka Guud oo sharci-darro ku tilmaamay go’aanka garsoorayaasha Maxkamadda Sare.
Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaki geliyey sharciyadda go’aanka ay soo saareen garsoorayaal…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.