Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo lagu dhaariyay Villa Somalia

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo lagu dhaariyay Villa Somalia

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare, Ibraahim Iidle Suleymaan, kaas oo maalmo ka hor uu

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo lagu dhaariyay Villa Somalia
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare, Ibraahim Iidle Suleymaan, kaas oo maalmo ka hor uu
Ka akhri Puntland Post ↗
RJ
Radio Jowhar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qayb galay munaasabadda dhaarinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Qaranka kaga qayb galay munaasabadda dhaarinta Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegay xilka
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, kaddib…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.