Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu dalka geliyey khilaaf siyaasadeed iyo amni

Maamulka Jubbaland ayaa dhaliil kulul u jeediyey Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay in hoggaamintiisa ay Soomaaliya gelisay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii cakirmaysa. Wasiirka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu dalka geliyey khilaaf siyaasadeed iyo amni
Maamulka Jubbaland ayaa dhaliil kulul u jeediyey Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay in hoggaamintiisa ay Soomaaliya gelisay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii cakirmaysa. Wasiirka…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu dalka geliyey xaalad cakiran
Maamulka Jubbaland ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu Soomaaliya geliyey xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii cakirmaysa, xilli ay dalka ka taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.