Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Cumaan u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka cusub ee Saldanadda Cumaan u qaabilsan Soomaaliya, Mudane…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Cumaan u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka cusub ee Saldanadda Cumaan u qaabilsan Soomaaliya, Mudane…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
MW Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsinimo ka guddoomay Safiirka Cuman
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub ee Saldanadda Cumaan u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Salim bin…
Ka akhri Radio Jowhar ↗PP
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare
Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.