KT
Kaab TV
·

Baashe Yuusuf oo xilka laga qaaday, Ibraahim Iidle oo la magacaabay: Madax-bannaanida garsoorka iyo su’aalaha sharci ee taagan”

Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas u magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, sida lagu sheegay…