Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Madaxtooyada
Hoggaamiyaha cusub ee Maamulka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Madaxtooyada Maamulka Galmudug, kaddib munaasabad xil-wareejin ah oo ka dhacday…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Madaxtooyada
Hoggaamiyaha cusub ee Maamulka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Madaxtooyada Maamulka Galmudug, kaddib munaasabad xil-wareejin ah oo ka dhacday…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗A
Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug oo si rasmi ah ula wareegay xilka
Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka hoggaanka maamulka, kaddib munaasabad xil-wareejin ah oo ka dhacday xarunta…
Ka akhri Allbanaadir ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.