PP
Puntland Post
222 warar0 raacayaalBooqo bogga ↗
Kuwa ugu badan la riixay

PP
Puntland Post· 11 maalmood ka horGen. Jimcaale oo aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada Puntland
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo hoggaamiya ciidan Danab ee degan xerada Ligle ee Garoowe ayaa ugu dambayn aqbalay in uu
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 26 maalmood ka horAbwaan Axmed Cali Cigaal oo geeriyooday
Allaha u naxariisto waxaa maanta dalka Maraykanka ku geeriyooday hobolkii caanka ahaa ee Axmed Cali Cigaal, sida ay xaqiijiyeen xubno
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 10 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo Gaalkacyo kulan kula qaatay saraakiil ciidan
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa magaalada Gaalkacyo kulan kula qaatay saraakiisha ciidamada kala duwan iyo mas’uuliyiinta golayaasha dowladda
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 13 maalmood ka horPuntland: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano soo saaray baaq
Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Puntland oo war-murtiyeed soo saaray ayaa ku baaqay in xal nabadeed oo deg deg ah lagu dhammeeyo
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 20 maalmood ka horGaraad Soofe Urges Federal Mediation Between Northeastern State and Somaliland Administration
Laascaanood (PP News Desk) — Garaad Abdullahi Garaad Soofe, the most senior traditional leader of the Northeastern State of Somalia, today
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 21 maalmood ka horPuntland oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
Puntland ayaa sheegtay in ay magaalada Gaalkacyo ka fulisay howlgal lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad hubaysan oo khatar
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 8 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo soo gaaray Koonfurta Gaalkacyo
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, isaga oo socdaal dhulka
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 9 maalmood ka horPuntland oo la wareegtay ciidanka Danab iyo xerada Ligle ee Garoowe
Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga wareegtay xerada Ligle ee Garoowe iyo ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 12 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka degay Dhuusamareeb
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay si
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 18 maalmood ka horQarax ka dhacay Hargeysa
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in halkaas uu caawa ka dhacay qarax bam oo sababay
Ka akhri Puntland Post ↗Wararkii ugu dambeeyay

PP
Puntland Post· 2 saac ka horMadaxweyne Deni oo xarigga ka jaray qaybta kaydinta badeecadaha dekedda Garacad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday Garacad ayaa maanta kormeer ku tagay dekedda, isagoo xarigga ka jaray
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 saac ka horMaxay dowladda Biritayn kala hadashay madaxweyne Xasan Sheekh?
Wasiirka Boqortooyada Biritayn u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill oo Muqdisho soo gaartay ayaa shalay kulan la
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 saac ka horMaxay dowladda Biritayn kala hadashay madaxweyne Xasan?
Wasiirka Boqortooyada Biritayn u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill oo Muqdisho soo gaartay ayaa shalay kulan la
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 4 saac ka horGuddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray go’aanka Maxkamadda Sare
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee golaha
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 1 maalin ka horDeni oo gogol nabadeed Garoowe u dhigay beelaha Sheekhaal iyo Sure
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinowda ee koonfur bari gobolka Mudug, halkaas oo si diirran loogu
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 1 maalin ka horCawad oo ka hadlay go’aanka Maxkamadda Sare ku diiday doorashadii Galmudug
Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa bogaadiyay go’aankii Maxkamadda Sare ee Federaalka ku laashay natiijadii doorashada
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 1 maalin ka horMadaxweyne Deni oo booqanaya Dhinowda
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ku hoyday degmada Towfiiq ayaa lagu wadaa in uu maanta tago deegaanka Dhinowda
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 1 maalin ka horMadaxweyne Deni oo tegay degmada Towfiiq
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Madaxweyne Deni iyo
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 2 maalmood ka horNatiijadii doorashada Galmudug oo la laalay
Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwad la xiriirtay doorashooyinkii isku-sidkan ee golaha wakiillada iyo
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 2 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo ka hadlay duqeymihii ka dhacay xeebaha Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu ka xun yahay duqeymihii ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Jiifle
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 2 maalmood ka horPuntland oo soo saartay digniin la xiriirta Burcad-badeedda
Dowladda Puntland ayaa ka digtay in lacag madax-furasho ah la siiyo kooxaha Burcadbadeeda ah ee maraakiibta ku haysta xeebaheeda. War-saxaafadeed
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 2 maalmood ka horDuqeyn ka dhacday deegaanka Jiifle ee gobolka Nugaal
Ilaa 7 qof ayaa goordhaweyd ku dhintay duqeyn ka dhacday deegaan xeebeed lagu magacaabo Argeegto oo u dhexeeya deegaanka Jiifle
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 maalmood ka horDeni: Waxaa la joogaa xilligii dib loo fiirin lahaa gobolka Mudug
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka sheegay in la joogo xilligii dib loo fiirin lahaa gobolka Mudug oo ay
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 maalmood ka horIska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho
Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacantay iska hor-imaad maanta ka dhacay degmada Yaaqshid
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Bali-busle ee degmada Jariiban
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya barriga gobolka Mudug ayaa xalay ku hoyda deegaanka Bali-busle ee degmada
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 3 maalmood ka horDowladda Federaalka oo dhexdhexaadisay Burcad-badeedda iyo Turkiga
Markabka ay haysato Burcad-badeedda ee Lutuf oo ay la socdaan labo markab oo Turkigu leeyahay ayaa ka tegay deegaanka Garmaal,
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 4 maalmood ka horGarmaal: Burcad-badeedda oo qarka u saaran in ay ka degaan markabka Lutuf
Kaddib muddo saddex berri ah oo ay go’doon ahaayeen kooxda Burcad-badeedda ah ee haysata markabka Lutuf ayaa hadda qarka u
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 4 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo safar ugu baxay Jariiban iyo Garacad
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo labo todobaad ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar ugu baxay degmada
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 4 maalmood ka horPuntland oo war ka soo saartay duqeyntii Garmaal
Puntland ayaa ka hortimid duqeyntii maalmo ka hor ka dhacday deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal, taas oo ay ku
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post· 4 maalmood ka horEthiopia, Somalia and the Colonial Question
Hargeisa (Commentary) — Several generations of Somalis have come of age in an education system that regarded Ethiopians as the Black
Ka akhri Puntland Post ↗