Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Xuutiyiinta oo la sheegay inay qabsadeen dekedda Mocha, kuna sii dhowaanayaan Bab al-Mandab

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Xuutiyiinta oo la sheegay inay qabsadeen dekedda Mocha, kuna sii dhowaanayaan Bab al-Mandab
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media
Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday deegaamo muhiim u ah maamulka Baab Al-mandeb ilaa Jabuuti.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaciyey in ay la wareegeen jasiiradda Mayun oo ku taal marin-biyoodka Baab…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar
Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA, kooxda Xuutiyiinta Yemen (Ansar Allah) ayaa sheegtay in dagaalyahannadeedu si buuxda ula wareegeen saldhigga milatari ee muhiimka ah ee…
Ka akhri Radio Jowhar
G
Goobjoog
Xuutiyiinta oo gaaray Perim, qabsadayna Dhubab
Xoogagga Xuutiyiinta Yemen ayaa gaaray jasiiradda istaraatiijiga ah ee Perim, oo sidoo kale loo yaqaan Mayun, kuna taalla marin-biyoodka Bab al-Mandab. Afar ilo oo ka tirsan dowladda Yemen ayaa arrintan…
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali
Xuutiyiinta oo gaaray Bab al-Mandab, maxay tahay muhiimadda ay leeyihiin deegaannada ay qabsadeen?
Xuutiyiintu waxay ballaariyeen gacan-ku-hayntooda xeebaha galbeed ee Yemen, waxayna gaareen goobo istiraatiiji ah oo ku dhow Bab al-Mandab, oo ka mid ah marinnada badeed ee ugu muhiimsan dunida.
Ka akhri BBC Somali
G
Goobjoog
Kumaandooska Gorgor oo Sheegay inuu La Wareegay Geel-gub iyo Saldhigyo Ku Dhow
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku dhow, kuwaas oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay