KT
Darawal ka shaqeynayay isu socodka Baladweyne iyo Muqdisho oo lagu dilay deegaanka Qalimoow
Allaha u naxariistee Maxamed Yarisow, oo ka mid ahaa wadayaasha gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho, ayaa lagu dilay deegaanka Qalimoow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.…
Ka akhri Kaab TV ↗