Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Shacabka Tigray ugu Baaqay Midnimo iyo Nabad Waarta

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Shacabka Tigray ugu Baaqay Midnimo iyo Nabad Waarta

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, ayaa shacabka gobolka Tigray ugu baaqay inay ilaashadaan midnimadooda iyo hay’adahooda, isla markaana ay si wadajir ah uga shaqeeyaan xaqiijinta nabad…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Shacabka Tigray ugu Baaqay Midnimo iyo Nabad Waarta
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, ayaa shacabka gobolka Tigray ugu baaqay inay ilaashadaan midnimadooda iyo hay’adahooda, isla markaana ay si wadajir ah uga shaqeeyaan xaqiijinta nabad…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
A
Allbanaadir
Soomaaliya oo ka hortimid khariidad uu soo bandhigay Ra’iisul Wasaaraha Israel.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u diidday khariidad uu soo bandhigay Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, iyadoo sheegtay in khariidadda ay Soomaaliya u muujinayso qaab kala…
Ka akhri Allbanaadir ↗
SM
Somalia Condemns Israeli PM Over Map Showing Country Fragmented
MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia on Wednesday strongly condemned and rejected a map presented during a recent press briefing by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, which…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Khariad Uu Soo Bandhigay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil
MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay, kalana horatimid gaashaandhiig adag khariad uu dhowaan shir jaraa’id ku soo bandhigay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay