M
Mogadishu
Caasimadda (Capital) · Banaadir802 tebin oo la xiriira1 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

SG
Somali Guardian· 2 saac ka horSomali MPs file no-confidence motion against interior minister
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somali lawmakers on Monday tabled a motion of no-confidence against Interior Minister Ali Yusuf Hosh, the first such motion filed against a government official since…
Ka akhri Somali Guardian ↗
WN
Wardheer News· 6 saac ka horSomalia’s Civil Aviation at a crossroads: Can aviation infrastructure not to be used as political weapons?
Mogadishu (WDN) — Somalia’s civil aviation sector is being presented as an area in need of greater international support, but a more fundamental question must be addressed first: can Somalia’s…
Ka akhri Wardheer News ↗
SM
Shabelle Media Network· 9 saac ka horWasiirka Qoyska oo Baarlamaanka horgeysay hindisayaasha sharciga qoyska iyo xuquuqda carruurta
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Isniintii mar kale hortagtay Golaha Shacabka, iyadoo xildhibaannada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 9 saac ka horSomali minister urges parliament to advance family and children’s rights bills
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, appeared before parliament again on Monday to answer lawmakers’ questions on proposed…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RD
Radio Dalsan· 9 saac ka horMaxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?
Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.
Ka akhri Radio Dalsan ↗
SM
Shabelle Media Network· 10 saac ka horGuddiga Aqalka Sare oo ka shaqeynaya Hindise-sharciyeedka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka
Muqdisho – Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, kaas oo diiradda lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 11 saac ka horBayaannada Muqdisho iyo Garoowe Maxay ka Sheegayaan Burcadbadeedda Xeebaha Buntilaan?
Buntilaan iyo Burcadbadeedda Markabkii MV Lutuf ayaa 17kii Agoosto 2026 laga afduubtay meel u dhow xeebta Jiifle ee degmada Eyl. Waxaa muddo toban maalmood ku dhow lagu haystay agagaarka Garmaal…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud· 12 saac ka horDuqa Muqdisho oo Kormeeray Deegaanka Xaaji-Cabdi
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka Xaaji-Cabdi ee degmada Gubadley, halkaas oo Maamulka Gobolka Banaadir u…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Shabelle Media Network· 16 saac ka horSomalia Human Rights Commission Reviews Rights Situation and Priority Work
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Independent Human Rights Commission held a meeting in Mogadishu on Monday to review the country’s human rights situation and accelerate priority activities…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 16 saac ka horSomalia, UN Discuss Strengthening Aviation Safety and Institutional Capacity
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Director General of the Ministry of Transport and Civil Aviation, Omar Afrah, has held talks with Sadozai, Acting Assistant Secretary-General of the United Nations and…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 17 saac ka horGuddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddiga, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta hawlaha mudnaanta u leh Guddiga iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 17 saac ka horAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo la kulmay Madaxa UNSOS
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Mudane Omar Afrah, ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (Acting Assistant…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warbixin guud ka dhageystay…
Ka akhri Goobjoog ↗
RD
Radio Dalsan· 1 maalin ka horSomalia and Turkey Celebrate Victory Day in Mogadishu
Somalia and Turkey celebrated the 104th anniversary of Victory Day in Mogadishu, with the commemoration reflecting the strengthening ties between the two countries.
Ka akhri Radio Dalsan ↗
RD
Radio Dalsan· 1 maalin ka horSoomaaliya Iyo Türkiye Oo Muqdisho Ku Xusay Maalinta Guusha
Soomaaliya iyo Türkiye ayaa Muqdisho ku xusay 104-guurada Maalinta Guusha, iyadoo munaasabadda lagu muujiyay xiriirka iyo iskaashiga sii xoogaysanaya ee labada dal.
Ka akhri Radio Dalsan ↗
SG
Somali Guardian· 1 maalin ka horSomalia’s govt, Al-Shabaab battle for Basra in second week
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s federal government forces and Al-Shabaab militants remained locked in intense fighting for a second consecutive week over the town of Basra, roughly an hour’s…
Ka akhri Somali Guardian ↗
WN
Wardheer News· 1 maalin ka horBaidoa Tense as Federal Forces Reinforce Contested Administration
Baidoa (WDN) — The Federal Government of Somalia has deployed additional security forces from Mogadishu to Baidoa, deepening an already volatile confrontation over the political future of South West…
Ka akhri Wardheer News ↗
WN
Wardheer News· 1 maalin ka horFierce Fighting Near Balcad Highlights Somalia’s Struggle to Dislodge Al-Shabaab
Mogadishu (WDN) — Heavy fighting has erupted in Basra, near Balcad in Middle Shabelle, after Somali government forces launched an assault on an Al-Shabaab position in a strategically important area…
Ka akhri Wardheer News ↗RJ
Radio Jowhar· 1 maalin ka horSafiirkii Itoobiya u fadhiyey Soomaaliya oo dalkiisa dib ugu laabtay
Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya, Suleiman Dedefo, ayaa ka baxay magaalada Muqdisho kaddib markii uu soo dhammeystay muddadii uu xilka hayay oo ahayd wax ka badan hal sano. Safaaradda Itoobiya ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
WN
Wardheer News· 1 maalin ka horPuntland Challenges Mogadishu’s ‘Rescue’ Claim Over MV Lutuf, Alleges Ransom Deal
Garowe (WDN) — Puntland has sharply challenged the Federal Government of Somalia’s account of the release of the MV Lutuf, alleging that the vessel was not rescued in a military operation but…
Ka akhri Wardheer News ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horGuddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed
MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, oo ay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horSoDMA iyo Switzerland oo ka wada hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo khataraha musiibooyinka Soomaaliya
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday Hay’adda Iskaashiga Horumarinta…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horSomali Senate Speaker meets National Women’s Council leadership
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Senate Speaker, Abdi Hashi Abdullahi, on Sunday received the leadership of the Somali National Women’s Council at his office in Mogadishu, led by the council’s…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horBangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo warbixinno ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya
MUQDISHO – Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa wajahaya hoos-u-dhac iyo culaysyo isa soo taraya, sida lagu sheegay warbixinno cusub oo ay soo saareen Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horSomalia Modernizes Financial System with Transition to Program-Based Budgeting
MOGADISHU — Somalia’s Ministry of Finance has concluded a 14-day intensive training workshop designed to reform state financial management by shifting public sector budgeting toward a program-based…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horSomalia, Turkish Charity Launch Cash Aid Program for Vulnerable Orphans
MOGADISHU — The Chairman of the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallin Abdulle, has launched a financial assistance initiative aimed at supporting 130 low-income orphan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horWasaaradda Maaliyadda oo soo gebagabeysay tababar ku saabsan diyaarinta miisaaniyadda
Muqdisho – Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowladda, iyadoo lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horSoDMA oo daah-furtay mashruuc lacageed oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon ah
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horSafiirkii Itoobiya u fadhiyay Soomaaliya oo Muqdisho ka ambabaxay, ayadoo aan la soo magacaabin Danjire Cusub
Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo, ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho kaddib markii uu soo dhammeystay muddo xil-diblomaasiyadeed oo wax yar ka badan hal sano qaadatay.
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horSafiirkii Itoobiya u fadhiyey Magaalada Muqdisho oo dalkiisa dib ugu laabtay.
Safiirka Itoobiya u qaabilsanaa Soomaaliya, Suleiman Dedefo Woshe, ayaa ka ambabaxay Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib…
Ka akhri Horseed Media ↗