← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 15/10/2026
Guddiga doorashooyinka heer federal oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada Madaxweynaha & barlaamka. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Guddiga doorashooyinka heer federal oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada Madaxweynaha & barlaamka.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka…
Ka akhri Horseed Media ↗ SM
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Taariikhaha Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyey taariikhaha la qorsheeyey in la qabto doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ KT
Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la shaaciyay: Goorma ayay dhacayaan doorashooyinka labada Aqal iyo Madaxweynaha?
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee lagu muransanyahay ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka ee heer federaal, gaar ahaan doorashada labada gole iyo tan…
Ka akhri Kaab TV ↗ G
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka 2027
MUQDISHO (Wararka Goobjoog) — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee qabashada doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.