G
Goobjoog
464 warar0 raacayaalBooqo bogga ↗
Kuwa ugu badan la riixay
G
Goobjoog· 25 maalmood ka horKalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya, iyadoo Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Bannaanyahay
Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah, 1-da Agoosto 2026, ka furaanaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay wadajir u fadhiisan doonaan Mudanayaasha labada aqal…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 25 maalmood ka horWasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo Madaxweyne Deni ku eedeeyay hoggaan-xumo iyo kala-qeybin siyaasadeed
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa ka jawaabay khudbad uu xalay magaalada Garoowe ka jeediyay Madaxweynaha Puntland.…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 9 maalmood ka horDowladda Soomaaliya oo Shaqo siisay Hooyadii dhashay Ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Qaranka
Muqdisho, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa shaqo siisay Hooyo Safiyo Macalin…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 45 maalmood ka horWasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Geeska Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta khadka taleefanka kula yeeshay wada hadal Wasiirka Arrimaha Dibadda,…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 6 maalmood ka horShir looga hadlay xaaladda amni ee dalka oo Muqdisho lagu qabtay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaannada, qaybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan ee Ciidanka…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 8 maalmood ka horMarkab Xamuul oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO, Goobjoog — Markab xamuul ayaa galabnimadii maanta lagu afduubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya, kaddib markii siddeed nin oo hubaysan ay fuuleen markabka oo ay la wareegeen, sida ay…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 10 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar U Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 11 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey Baarlamaanka, kana hadlay horumarka Soomaaliya iyo mas’uuliyadda hortaalla Golaha Shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad sharaf ah oo lagu maamuusay xildhibaannada iyo hoggaanka Golaha Shacabka…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 24 maalmood ka horSoomaaliya oo Guddoontay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Algeria
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Safiirka aan caadiga ahayn ee awoodda buuxda u leh…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 26 maalmood ka horMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha, halkaasi oo uu kulan miro dhal ah…
Ka akhri Goobjoog ↗Wararkii ugu dambeeyay
G
Goobjoog· 42 daqiiqo ka hor20 Senator oo aan fasax rasmi ah haysan oo ka maqnaa kulankii Aqalka Sare
MUQDISHO — Xafiiska Hab-dhowrka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska 20 Senator oo ka maqnaa kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Aqalka Sare, kuwaas oo, sida…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 saac ka horSoomaaliya oo Dib-u-eegis ku Samaynaysa Heerarka Tayada Jaamacadaha Dalka
Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo soconaya laba maalmood, kaas oo ay la yeelanayaan madaxda jaamacadaha dalka, laguna lafo-gurayo siyaasadda,…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 saac ka horBaarlamaanka Soomaaliya oo Dardargelinaya Xeerka Maqaamka Dastuuriga ah ee Caasimadda Muqdisho
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inuu ku guda-jiro qorshe lagu dardargelinayo doodaha iyo meelmarinta sharciga qeexaya maqaamka gaarka ah iyo xaqa dastuuriga ah ee Caasimadda Muqdisho, kaas oo…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 saac ka horWHO iyo Midowga Afrika oo ku baaqay isku-filnaansho caafimaad oo Afrika yeelato
Hoggaamiyeyaasha Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo Midowga Afrika (AU) ayaa ku baaqay in dalalka Afrika ay xoojiyaan isku-filnaanshahooda dhinaca caafimaadka, si qaaraddu uga gudubto…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 6 saac ka horGuddiga Doorashooyinka Qaranka oo Aqbalay Go’aanka Maxkamadda Sare ee Doorashada Galmudug
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira natiijada doorashadii…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 19 saac ka horSoomaaliya iyo Mareykanka oo Nairobi Kaga Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga
Mas’uuliyiin sar-sare oo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa magaalada Nairobi ee Kenya ku yeeshay kulan looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca, gaar ahaan taageerada…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 19 saac ka horSomaliland oo shaacisay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ee fasallada 12-aad iyo 8-aad
Maamulka Somaliland ayaa maanta shaaciyay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasallada 12-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe. Imtixaanka Dugsiga Sare:Waxaa imtixaanka…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 23 saac ka horSoomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho ku yeeshay Madal Ganacsi iyo Maalgashi
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horIskaashi-La’aanta DFS iyo Maamullada oo Firaaqo Amni u Furay Soo Laabashada Burcad-Badeedda
Kala-qaybsanaanta siyaasadeed iyo wada-shaqeyn la'aanta u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada ayaa loo arkaa sababta ugu weyn ee fursadda u siisay kooxihii burcad-badeedda…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horTurkiga oo Iska Fogeeyay Duqeyntii Ka Dhacday Xeebaha Puntland ee Lagu Dilay Sagaalka Qof
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inaysan wax xog ah ama war ah ka haynin duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhacay xeebaha maamul-goboleedka Puntland, halkaas oo lagu dilay dad isugu jiray…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horMadaxweyne Siciid Deni oo gaaray Dhinowda iyo muran ka dhashay maamulka deegaanka
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga gobolka Mudug, halkaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay si weyn u saameeyeen abaaraha iyo isbeddelka cimiladu.…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horMareykanka oo Qorsheynaya Inuu Kala Noqdo Fiisooyinka Ilaa 200,000 oo Magangelyo-doon ah
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa qorsheynaya inuu kala noqdo fiisooyinka ganacsiga iyo dalxiiska ee ilaa 200,000 oo ajaanib ah oo ku sugan Mareykanka, kuwaas oo codsaday ama hadda raadinaya magangelyo.…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horGolaha Shacabka oo loo gudbiyey Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka u gudbisay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed,…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 1 maalin ka horSoomaaliya oo La Wareegaysa Mas’uuliyadda Horumarinta Nidaamka Cadaaladda Kadib Soo Afjaridda Hawlihii UNTMIS
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan lagu soo xirayay hawlihii UNTMIS ee taageerada…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horGuddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka oo Shirkiisii Ugu Horreeyay Yeeshay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka, kaas oo looga hadlay…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay 10-ka arday ee ugu sarreeyay imtixaanka fasalka 12-aad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay imtixaanka…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horBangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka Daahfuray Mashruuc $19 Milyan ah oo Looga Hortagayo Khataraha Cimilada
Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa Soomaaliya ka daahfuray wejiga cusub ee Mashruuca Maalgelinta iyo Adkeysiga Khataraha Masiibooyinka (ADRiFi), kaas oo lagu maalgelinayo ku dhawaad $19 milyan. Mashruucan oo ay iska…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horHeshiis Laga Gaaray Khilaafkii Golaha Shacabka, Mucaaradka oo Dib ugu Soo Laabanaya Fadhiyada Baarlamaanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo guddi matalayay xildhibaannada mucaaradka ayaa gaaray heshiis lagu soo afjarayo khilaafkii…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horPuntland: Lacagaha Madaxfurashada Waxay Xoojinayaan Shabakadaha Burcad-badeedda
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto kororka weerarrada burcad-badeedda ee ka dhacay xeebaha iyo biyaha Puntland. Waxa ay sheegtay in xog horudhac ah…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 2 maalmood ka horKenya oo 50% dhimaysa Qiimaha Abuurka Galleyda laga bilaabo Sebtembar
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in dowladda ay 50% hoos u dhigi doonto qiimaha abuurka galleyda laga bilaabo bisha Sebtembar 2026, si loo dhiirrigeliyo beeraleyda loona kordhiyo wax-soo-saarka…
Ka akhri Goobjoog ↗