G
Goobjoog
·

Madaxdii hore ee Koonfur Galbeed oo lagu daray liiska cunaqabateynta maaliyadeed

Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska cunaqabateynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu guddigu ku sheegay inay ku…