KT
Shacabka Muqdisho oo ka cabanaya waddooyinka roobabku xireen, kuna dhaliilay maamulka Gobolka Banaadir waxqabadka waddooyinka
Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa cabasho xooggan ka muujiyay xaaladda waddooyinka caasimadda, kuwaas oo ay sheegeen in roobabkii da’ay ay sababeen inay biyo fariistaan, isla…
Ka akhri Kaab TV ↗