Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor
Muqdisho, Sebteembar 10, 2026 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor
Muqdisho, Sebteembar 10, 2026 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee…
Ka akhri Goobjoog ↗HM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee ciidanka Gorgor.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗RJ
MW Xasan Sheekh oo tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Cutubyo ka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗JN
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo kormeeray taliska Kumaandooska Gorgor
Sept 10-(Jowhar)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku…
Ka akhri Jowhar News ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.