← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 10/09/2026
Qiimada saliidda oo gaaray heerkii ugu sarreeyey tan iyo bsihii Luuliyo Qiimaha saliidda ayaa Arbacadii kor u dhaafay 100 doolar halkii fuusto, kaddib weerarro dheeraad ah oo ka dhacay oo u dhaxeeya Maraykanka iyo Iran, iyo weerarrada Xuutiyiinta ee ka sii socda gudaha…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RJ
Qiimada saliidda oo gaaray heerkii ugu sarreeyey tan iyo bsihii Luuliyo
Qiimaha saliidda ayaa Arbacadii kor u dhaafay 100 doolar halkii fuusto, kaddib weerarro dheeraad ah oo ka dhacay oo u dhaxeeya Maraykanka iyo Iran, iyo weerarrada Xuutiyiinta ee ka sii socda gudaha…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ BS
Shirkadda Apple oo soo saartay taleefoonkii ugu horeeyay ee la laabi karo; ogoow qiimahiisa iyo waxa u gaarka ah
Apple ayaa munaasabad ay qabatay ku soo bandhigtay isbeddelkii ugu weynaa ee naqshadda iPhone-ka muddo ku dhow 20 sano, iyadoo shirkaddu soo bandhigtay iPhone-keedii ugu horreeyay ee la laabi karo.
Ka akhri BBC Somali ↗ G
Burcad-badeedda Soomaaliya oo gaartay heerkii ugu sarreeyey muddo toban sano ah
Falalka burcad-badeedda ee ka dhacaya xeebaha Soomaaliya ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyey muddo toban sano ah, iyadoo tan iyo dabayaaqadii bishii Abriil la diiwaangeliyey siddeed afduub oo loo…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.