← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 13/10/2026
Itoobiya oo Daahfurtay Warshaddii Ugu Horreysay ee Sifaynta Dahabka Dowladda Itoobiya ayaa daahfurtay warshaddii ugu horreysay ee dalkaas u qaabilsan sifaynta dahabka, iyadoo tallaabadan lagu doonayo in dalka uu qiimo dheeraad ah ka helo kheyraadkiisa dabiiciga ah,…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Itoobiya oo Daahfurtay Warshaddii Ugu Horreysay ee Sifaynta Dahabka
Dowladda Itoobiya ayaa daahfurtay warshaddii ugu horreysay ee dalkaas u qaabilsan sifaynta dahabka, iyadoo tallaabadan lagu doonayo in dalka uu qiimo dheeraad ah ka helo kheyraadkiisa dabiiciga ah,…
Ka akhri Goobjoog ↗ RJ
DDS oo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay ciidamada Soomaaliya ee galay Itoobiya
Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay faahfaahin rasmi ah ka bixisay ciidamada milatariga Soomaaliya ee bilihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Jigjiga, kuwaas oo la…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.