Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Xuutiyiinta oo weerar la beegsaday diyaarado fadhiyay garoonka diyaaradaha Riyaad

Laba qof oo goobjoogayaal ah ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka Sacuudiga ee Saudia ay soo gaartay waxyeello muuqata, kaddib markii…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Xuutiyiinta oo weerar la beegsaday diyaarado fadhiyay garoonka diyaaradaha Riyaad
Laba qof oo goobjoogayaal ah ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka Sacuudiga ee Saudia ay soo gaartay waxyeello muuqata, kaddib markii…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
HM
Horseed Media
AFRICOM oo ka digtay in Xuutiyiintu doonayaan inay hawlgalladooda ku fidiyaan Soomaaliya
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka digay in dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ee Yemen uu doonayo inuu joogitaankiisa ku ballaariyo Soomaaliya, arrintaas oo suuragal ka dhigi karta in furin cusub…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media
Xuutiyiinta Yemen oo weerar dhimasho & dhaawac sababay ku qaaday garoonka diyaaradaha Riyaad.
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay, halka 309 kale ay ku dhaawacmeen weerar Sabtidii lagu…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Dalal Caalamka oo si Weyn u Cambaareeyay Weerarkii Xuutiyiintu ku Qaadeen Garoonka Diyaaradaha ee Riyadh
Dalal iyo hay’ado caalami ah ayaa cambaareeyay weerar ay Sacuudi Carabiya ku eedeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen, kaas oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada…
Ka akhri Goobjoog ↗
G
Goobjoog
Xuutiyiinta Yemen oo Maalintii Saddexaad Weerarro Gantaallo ah ku Beegsaday Caasimadda Sacuudiga ee Riyadh
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay fashilisay weerar cusub oo gantaallo ballistic ah oo Xuutiyiinta Yemen ku soo rideen caasimadda Riyadh, iyadoo weerarradu maalintii saddexaad oo xiriir ah…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media
Trump oo Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyey inay si xun ula dhaqmayaan Riyadh.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhaliilay dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen, kaddib weerarro isdaba joog ah oo lala…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.