Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Dagaallo Culus oo u Dhaxeeya Xuutiyiinta iyo Ciidamada uu Taageero Sacuudiga

Dagaallo Culus oo u Dhaxeeya Xuutiyiinta iyo Ciidamada uu Taageero Sacuudiga

Dagaallo culus ayaa ka socda Yemen, iyadoo ciidamada daacadda u ah dowladda dalka ee caalamku aqoonsan yahay ay qaadeen weerarro rogaal-celin ah oo ka dhan ah fallaagada Xuutiyiinta.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Dagaallo Culus oo u Dhaxeeya Xuutiyiinta iyo Ciidamada uu Taageero Sacuudiga
Dagaallo culus ayaa ka socda Yemen, iyadoo ciidamada daacadda u ah dowladda dalka ee caalamku aqoonsan yahay ay qaadeen weerarro rogaal-celin ah oo ka dhan ah fallaagada Xuutiyiinta.
Ka akhri Horseed Media ↗
JN
Jowhar News
Xuutiyiinta oo markale weerar gantaallo ah ku qaaday Sacuudi Carabiya
08-(Jowhar)-Kooxda fallaagada Xuutiyiinta ee ay taageerto Iiraan ee Yemen ayaa weerarro ku qaaday Sacuudi Carabiya, iyagoo dhaawacay in ka badan 70 qof,sababayna inuu dab qabsado xarumaha saliidda…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla koonfurta Boqortooyada Sacuudi…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Dagaalka Yemen oo sii xoogeysanaya iyo Xuutiyiinta oo uu weerarro ku qaadey Sacuudigu
Dagaallada ka socda dalka Yemen ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada dowladda Yemen iyo Xuutiyiinta ay iska horimaadyo culus ku dhexmarayaan dhowr gobol, halka colaadda ay sidoo kale ku fidayso xuduudaha Sacuudiga.
Ka akhri Goobjoog ↗
BS
BBC Somali
Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen, maxaase khilaaf ah oo kala dhexeeya Sacuudiga?
Weerarrada Xuutiyiinta ee lagu qaaday magaalooyin iyo xarumaha tamarta ee Sacuudiga ayaa dhaawacay 73 qof, halka Sacuudigu uu kordhiyay duqeymaha uu ka fulinayo deegaannada Xuutiyiintu maamulaan ee Yemen.
Ka akhri BBC Somali ↗
G
Goobjoog
Pakistan oo Xuutiyiinta uga digtay in weerarrada Sacuudigu kicin karaan difaac wadajir ah
Islamabad, 10 Sebteembar — Wasiirka Difaaca Pakistan, Khawaja Asif, ayaa ka digay in weerarrada Xuutiyiintu ku hayaan Sacuudi Carabiya ay hawlgelin karaan heshiiska difaaca wadajirka ah ee u dhexeeya Pakistan,…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media
Xog ku saabsan deegaamada ay qabsadeen Xuutiyiinta Yeman & muhiimaddooda.
Xuutiyiinta Yemen ayaa qaaday duullaan cusub oo ay ku ballaarinayaan gacan-ku-hayntooda qaybo ka mid ah dalka,…
Ka akhri Horseed Media ↗
BS
BBC Somali
Horusocodka degdeg ah ee Xuutiyiintu ka sameeyeen Yemen ayaa laga yaabaa inuu dagaalka Iiraan ku soo kordhiyo weji cusub oo khatar ah
Sida ay sheegayaan qiyaaso qaar, fallaagada ay Iiraan taageerto waxay qabsadeen ilaa 130 km oo ka mid ah xeebta istaraatiijiga ah ee muhiimka u ah dalka.
Ka akhri BBC Somali ↗
RJ
Radio Jowhar
CiidankaYemen ayaa sheegtay inay khasaare culus gaarsiiyeen ku gaasiiyeen Xuutiyiinta Makha iyo Dhabab
Afhayeen u hadlay ciidamada qalabka sida ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku dhawaaqay in la bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka Xuutiyiinta ee Ansar Allah, kuwaas oo ku…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay