Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xaaladda Degmada Wadajir oo Saaka Deggan Kadib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Ka Dhacay Agagaarka Guryaha Mucaaradka

Xaaladda amni ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa saaka deggen, kadib maalmo ay magaalada ka jireen dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac la xiriiray qorshe la sheegay in dowladda Soomaaliya ay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Xaaladda Degmada Wadajir oo Saaka Deggan Kadib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Ka Dhacay Agagaarka Guryaha Mucaaradka
Xaaladda amni ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa saaka deggen, kadib maalmo ay magaalada ka jireen dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac la xiriiray qorshe la sheegay in dowladda Soomaaliya ay…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Sii Kordhaysa Kaddib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Muqdisho ka Dhacay
Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii ciidamo amni la geeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay