Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Jubaland oo la wareegtay xarumaha dowladda ee Beled-Xaawo

Ciidamada maamulka Jubaland ayaa la sheegay inay la wareegeen xarumihii dowladda Federaalka ee magaalada Beled-Xaawo, gobolka Gedo, kaddib markii ciidamada Nabad-sugidda Federaalka ee ku sugnaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Jubaland oo la wareegtay xarumaha dowladda ee Beled-Xaawo
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa la sheegay inay la wareegeen xarumihii dowladda Federaalka ee magaalada Beled-Xaawo, gobolka Gedo, kaddib markii ciidamada Nabad-sugidda Federaalka ee ku sugnaa…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Ciidamada Jubbaland oo la wareegay xarumihii dowladda ee Beled-Xaawo
Ciidamada Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay xarumihii dowladda ee magaalada Beled-Xaawo, kaddib markii ciidamadii Nabad-sugidda Federaalka ee ku sugnaa magaalada ay ku biireen dhanka Jubbaland.…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay