Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay
Soomaaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda Itoobiya, Masar iyo Eritrea
Dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan xiisadda sii xoogeysanaysa ee Geeska Afrika, iyadoo sheegtay inaysan qayb ka ahayn loollanka u dhexeeya Itoobiya, Masar iyo Eritrea. Hadalkan…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Soomaaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda Itoobiya, Masar iyo Eritrea
Dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan xiisadda sii xoogeysanaysa ee Geeska Afrika, iyadoo sheegtay inaysan qayb ka ahayn loollanka u dhexeeya Itoobiya, Masar iyo Eritrea. Hadalkan…
Ka akhri Kaab TV ↗BS
Dowladda Soomaaliya oo BBC-da u sheegtay mowqifkeeda ku aadan xiisadda ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Eritrea
Addis Ababa ayaa Asmara ku eedeysan inay taageerayso kooxaha fallaagada ah ee dagaalka kula jira dowladda gaar ahaan Tigraay balse dhowr jeer ayey Eritrea eedeymahaas si cad u beenisay.
Ka akhri BBC Somali ↗RJ
Iiraan oo sheegtay inay diyaar u tahay dhexdhexaadinta wada-hadalka Sacuudiga iyo Yemen
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Ciraaqji, ayaa khadka taleefanka ugu sheegay dhiggiisa Sacuudiga, Faysal bin Farxaan, in Tehran ay diyaar u tahay inay fududeyso wada-hadal dhex mara…
Ka akhri Radio Jowhar ↗G
Soomaaliya oo Dhexdhexaad Ka Noqotay Xiisadda Itoobiya iyo Eritrea
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda sii xoogeysanaysa ee u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea, iyadoo caddeysay inaysan doonayn inay qayb ka noqoto khilaafka…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.