Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Dowladda Somalia oo cunaqabatayn Maaliyadeed saartay Laftagareen, Taliye Shub & xubno kale.

Dowladda Somalia oo cunaqabatayn Maaliyadeed saartay Laftagareen, Taliye Shub & xubno kale.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku dartay magacyada Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Mahad…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Dowladda Somalia oo cunaqabatayn Maaliyadeed saartay Laftagareen, Taliye Shub & xubno kale.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku dartay magacyada Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Mahad…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Dowladda Federaalka oo cunaqabateynta maaliyadeed saartay Laftagareen iyo Taliye Shub
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)
Ka akhri Puntland Post ↗
KT
Kaab TV
Dowladda Soomaaliya oo Laftagareen iyo Gen Shubka ku dartay liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay inay xiriir la…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
DFS oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ku dartay Laftagareen iyo Xubno la Xiriira
Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska qaran ee cunaqabateynta maaliyadeed ku daray Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen),…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.