Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Golaha wasiirrada oo ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay

Golaha wasiirrada oo ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Golaha wasiirrada oo ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraar Lagu Hagayo Hannaanka Dhaqan-gelinta Dastuurka Soomaaliya
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo loogu talagalay in lagu mideeyo qorshaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
KT
Kaab TV
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, Guddi Laba Bilood Gudahood ku Diyaarinaya Xeerka Dhismaha Xukuumadda
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay shir aan caadi ahayn oo looga hadlay fulinta iyo taabbo-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo lagu ansixiyay qaraar la xiriira…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay