Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Danab oo Howlgallo Amni ka Fuliyey Deegaanka Baladul Aamiin ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga lagagana hortagayo falalka amni-darrada ah ka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Ciidanka Danab oo Howlgallo Amni ka Fuliyey Deegaanka Baladul Aamiin ee Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga lagagana hortagayo falalka amni-darrada ah ka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Kumaandooska Gorgor oo Hawlgal ka Fuliyay Gobolka Baay
Baydhabo – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaannada u dhexeeya magaalada Baydhabo iyo deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.