KT
Kaab TV
·

Baydhabo oo wajahaysa xiisad amni: Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan iyo cabsi laga qabo iska horimaad cusub

Magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran ayaa wajahaya xaalad amni oo kacsan, kaddib markii la soo sheegay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan oo ay wadaan ciidamo kala duwan oo taabacsan dhinacyada…