KT
Kaab TV
·

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada Baydhabo iyadoo xaaladda bani’aadantinimo ay sii xumaanayso

Isuduwaha arrimaha bani’aadantinimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, George Conway, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda iyo dagaallada ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka…