LS
Lower Shabelle
Gobol (Region)18 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

SM
Shabelle Media Network· 5 maalmood ka horCiidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal Shabeellaha Hoose ku dilay sagaal dagaalyahan oo Al-Shabaab ah
MUQDISHO, Luulyo 20 – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay dileen sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, oo uu ku jiro horjooge hoggaaminayay kooxda, kaddib…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 5 maalmood ka horSomali elite Danab forces kill nine Al-Shabaab fighters in Lower Shabelle operation
MOGADISHU, July 20 – Somalia’s elite Danab special forces have killed nine Al-Shabaab militants, including a commander leading the group, during a planned military operation in the Lower Shabelle…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 5 maalmood ka horCiidanka Danab oo Hawlgal ay Ka Fuliyeen Shabeellaha Hoose, ku diley 9 xubnood oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Shabelle Media Network· 6 maalmood ka horWasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka digtay hurinta colaadaha ka socda Shabeellaha Hoose
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay colaadaha iyo xiisadaha ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ku baaqday in…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
WN
Wardheer News· 7 maalmood ka horWar of Words Erupts Between Somali General and Parliament Deputy Speaker Amid Rising Lower Shabelle Tensions
Mogadishu (WDN) – A public war of words has erupted between Somali police officer General Cabdalla Cabdalla and the Second Deputy Speaker of the House of the People, MP Abdullaahi Cumar Abshirow,…
Ka akhri Wardheer News ↗G
Goobjoog· 7 maalmood ka horWasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabadeed ka Soo Saartay Xiisadda Gobolka Shabeellaha Hoose
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq nabadeed oo ku aaddan xiisadaha ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha…
Ka akhri Goobjoog ↗G
Goobjoog· 9 maalmood ka horCiidanka Kumaandooska Danab oo Hawlgal Burburin ah ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu burburinayay fariisimaha kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Tooratoorow, Caliyoow Baarow, Doonka iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 10 maalmood ka horSomali army destroys Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle operation
MOGADISHU – The Somali National Army (SNA) said it carried out a planned operation in villages near Sablaale district in the Lower Shabelle region, targeting positions used by the Islamist militant…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 10 maalmood ka horCiidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Sablaale
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
WN
Wardheer News· 11 maalmood ka horClan Tensions Rise Again in Lower Shabelle as Somalia’s Internal Conflicts Continue to Shift
Mogadishu (WDN) – Fresh clan tensions are escalating in Somalia’s Lower Shabelle region, raising fears of another round of intercommunal violence in a country where local clan conflicts have…
Ka akhri Wardheer News ↗G
Goobjoog· 11 maalmood ka horCiidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Degmada Sablaale
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo ahaa mid ballaran…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 11 maalmood ka horDuqeyn ay Mareykanku ka fuliyeen Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday Al-Shabaab
Muqdisho – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay 13-kii Luulyo fuliyeen duqeyn dhinaca cirka ah…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
WN
Wardheer News· 12 maalmood ka horSomali Forces Kill Senior Al-Shabaab Commander in Intelligence-Led Operation
Mogadishu (WDN) – Somali government forces stated they have killed a senior Al-Shabaab commander during a carefully planned intelligence operation in the Lower Shabelle region, highlighting both the…
Ka akhri Wardheer News ↗
SM
Shabelle Media Network· 12 maalmood ka horSomali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid
MOGADISHU – Somalia’s elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle region, the government said…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 12 maalmood ka horCiidanka Danab oo howlgal ka fuliyay Sablaale, toddobo xubnood oo Al-Shabaab ka tirsan lagu dilay
Muqdisho – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 12 maalmood ka horCiidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Sablaale, Toddobo ka Tirsan Al-Shabaabna Lagu Dilay
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyey degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war kasoo baxay…
Ka akhri Goobjoog ↗
RE
Radio Ergo· 23 maalmood ka horClan conflict over land in Lower Shabelle leaves families destitute
(ERGO) – Families displaced by fighting over farmland in Somalia’s Lower Shabelle region are struggling to survive after fleeing their homes with nothing but the clothes they were wearing. More than…
Ka akhri Radio Ergo ↗
VS
VOA Somali· 501 maalmood ka horNISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro
Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen maleeshiyaad ka…
Ka akhri VOA Somali ↗