Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Shabeellaha hoose: Ciidamada Midowga Afrika oo ka baxaya goobo muhiim ah.

Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda baneeyaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo xog-ogaal…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Shabeellaha hoose: Ciidamada Midowga Afrika oo ka baxaya goobo muhiim ah.
Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda baneeyaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo xog-ogaal…
Ka akhri Allbanaadir ↗
KT
Kaab TV
Ciidamada Midowga Afrika oo la filayo inay baneeyaan afar goobood oo muhiim ah Shabeellaha Hoose
Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda ka baxaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan xogta la soo gudbiyay.…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay