← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 28/10/2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray furumaha dagaalka ee Shabeellaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray furumaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday A
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray furumaha dagaalka ee Shabeellaha Hoose.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray furumaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ka akhri Allbanaadir ↗ SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo booqday furimaha dagaalka ee Shabeellaha Hoose
MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego ee gobolka Shabeellaha…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somali Army’s ground forces Chief Visits Frontline Troops in Lower Shabelle Region
MOGADISHU, Somalia — The commander of the Somali National Army’s Ground Forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, has visited frontline positions in the Lower Shabelle region, where government…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.