Somaliland oo xabsiga dhigtay dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada.
Saddex dhalinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, kana soo safray Muqdisho, ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, sida ay sheegeen xubno xog-ogaal ah. Dhallinyarada la…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Somaliland oo xabsiga dhigtay dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada.
Saddex dhalinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, kana soo safray Muqdisho, ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, sida ay sheegeen xubno xog-ogaal ah. Dhallinyarada la…
Saddex dhalinyaro ah oo baraha bulshada caan ka ah oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Hargeysa
Saddex dhalinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada, kana soo safray magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, kaddib markii ay halkaasi ka…