KT
Kaab TV
·

Qoryooley oo askari kasta la siiyay $100, halka ciidamada Dhanaane ay sugayaan ballanqaadyo

Warar laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada deegaanka oo aan hore uga mid ahayn ciidamada rasmiga ah ee dowladda la siiyay lacag dhan…