Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Mareykanka oo la sheegay inuu ka baxay saldhigga Baledogle

Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay inay isaga baxeen saldhigga milatari ee Baledogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo muddo dheer ahaa xarun muhiim u ah howlgalada Mareykanka ee ka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Mareykanka oo la sheegay inuu ka baxay saldhigga Baledogle
Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay inay isaga baxeen saldhigga milatari ee Baledogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo muddo dheer ahaa xarun muhiim u ah howlgalada Mareykanka ee ka…
Ka akhri Kaab TV ↗
A
Allbanaadir
Maraykanka oo sharaxay wararka la xiriira ka bixidiisa Balidoogle.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka gaabsaday inuu xaqiijiyo wararka sheegaya in ciidamadiisu ay isaga baxeen saldhigga Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ah xarun…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay