A
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo xooggan gaysay Sh/Hoose ka dib ka bixitaanka AUSSOM.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu xoojinayo joogitaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo deegaannada Awdhiigle, Mubaarak, Shalaanbood iyo…
Ka akhri Allbanaadir ↗