KT
Kaab TV
·

Saddex buundo oo la burburiyey: Walaac laga muujiyey isu-socodka shacabka iyo xaaladda amni ee Shabeellaha Hoose+Sawirro

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in la burburiyey saddex buundo oo istaraatiiji ah oo ku yaalla waddada isku xirta Leego iyo Jameeco, kuwaas oo uu ka mid yahay Buundada…