Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Qoryooley oo askari kasta la siiyay $100 halka ciidamada Dhanaane ay sugayaan ballanqaadyo

Warar laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada deegaanka oo aan hore uga mid ahayn ciidamada rasmiga ah ee dowladda la siiyay lacag dhan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Qoryooley oo askari kasta la siiyay $100 halka ciidamada Dhanaane ay sugayaan ballanqaadyo
Warar laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada deegaanka oo aan hore uga mid ahayn ciidamada rasmiga ah ee dowladda la siiyay lacag dhan…
Ka akhri Kaab TV ↗
A
Allbanaadir
In ka badan 100 qof oo lagu dilay dagaallada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.
Dagaallo culus ayaa 1-dii November 2026 dib uga qarxay deegaannada lagu muransan yahay ee xadka u dhexeeya dowlad-goboleedyada Oromia iyo Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan aagga Dawa Zone. Dagaallada…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.