KT
Uganda oo ka baxday Baraawe iyo Shalanbood, ciidamada Soomaaliya oo la wareegaya amniga
Ciidamada Uganda ee qaybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka baxeen deegaannada Baraawe iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Dowladda Federaalka…
Ka akhri Kaab TV ↗