KT
Kaab TV
·

Larry André oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Xasan Sheekh, kana digay dagaalka Baydhabo iyo xaaladda bani’aadannimo

Danjirihii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, Larry André Jr., ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada ka dhacay magaalada Baydhabo ee…