Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Dalka oo Maanta laga Xusayo Maalinta Calanka Qaranka

Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xusaysaa Maalinta Calanka Qaranka, oo ka mid ah maalmaha taariikhiga ah ee xusuusta gaarka ah ku leh qarannimada, midnimada iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Dalka oo Maanta laga Xusayo Maalinta Calanka Qaranka
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xusaysaa Maalinta Calanka Qaranka, oo ka mid ah maalmaha taariikhiga ah ee xusuusta gaarka ah ku leh qarannimada, midnimada iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗
PP
Puntland Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska maalinta calanka
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusay maalinta calanka Soomaaliyeed,
Ka akhri Puntland Post ↗
HM
Horseed Media
Madaxda DFS oo ka qaybgalay xuska maalinta calanka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah…
Ka akhri Horseed Media ↗
SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Qaran ee Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RJ
Radio Jowhar
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, taasi oo astaan u ah gobannimada, midnimada…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay