Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise-xeerka dembiyada kufsiga iyo anshax-xumada
Muqdisho, 14 Oktoobar 2026 — Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise-Xeerka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaddib codbixin ay ka qaybgaleen 140 xildhibaan.…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise-xeerka dembiyada kufsiga iyo anshax-xumada
Muqdisho, 14 Oktoobar 2026 — Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise-Xeerka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaddib codbixin ay ka qaybgaleen 140 xildhibaan.…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo Anshax Xumada
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 24-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RG
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Xeerka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulanka 24-aad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.